Dowlada Somalia oo xabsiga dhigtay sarkaal sheegtay darajo & xil been abuur ah

Taliska ciidanka xoogga dalka ayaa xabsiga dhigay sarkaal ka tirsanaa ciidankaas ka dib markii uu sheegtay xil been abuur ah. Sarkaalkan oo magaciisa lagu soo gaabiyey Col. Yaasiin ayaa sheegtay darajada Jeneraal iyo inuu yahay taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed. Col. Yaasiin ayaa ka soo wareegay Gobolka Gedo oo uu taliye qeyb ka ahaa, waxaana … Continue reading Dowlada Somalia oo xabsiga dhigtay sarkaal sheegtay darajo & xil been abuur ah